Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Madaxweynaha Somaliland oo Badhsaabyada Gobollada kala Hadlay Adkeynta Nabadgelyada

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland oo Badhsaabyada Gobollada kala Hadlay Adkeynta Nabadgelyada

Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan u jeedadiisu ahayd Adkaynta amniga gobollada dalka iyo dardar-gelinta hawlaha Qaranka kula yeeshay gudoomiyeyaasha gobollada dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

Kulankan waxa soo qabanqaabiyey oo qaybna ka ahaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>