Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo la Shiray Xoghayeyaasha Dawladaha Hoose

$
0
0

Wasiirka Daakhiliga oo la Shiray Xoghayeyaasha Dawladaha Hoose


Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil ayaa shir laba cisho u socday Xoghayayaasha Dawladaha Hoose ee 23 Degmo Doorasho ee dalka u soo geba-gebeeyey.

Shirkan ayaa muddadii uu socdey lagu falaqaynayey dardargelinta shaqada muhiim ka ah ee ay bulshada u hayaan, horuumarinta dhinaca waxqabadka ee Degmooyinka iyo ka shaqaynta nabadgelyada.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>