Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo La Kulmay Madaxda Mashruuca JPLG

$
0
0

Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Madaxda Mashruuca JPLG

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil ayaa kulan la qaatay Madaxa Mashruuca JPLG.

Kulankan ayaa lagaga dooday bilowga weji afraad ee mashruuca maamul Daadejinta ee JPLG, kulankan waxaa ka soo qaybgalay Hay’addaha qaybta ka ah Mashruucan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28259

Latest Images

Trending Articles