Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Dareenka shicibka Berbera ee ay ka bixiyeen xukuumadda Muuse Biixi daawo

$
0
0
VID-20231213-WA0022

Dee Muuse qabsayo Mabaanan Farxinba. Shacabka Berbera oo ka hadley dareenkooda.
UDUB iyo Xukumadii Siilaanyo ayaa noogu dambeysey farxad aanu faraxno

Dareenka shacabku meel uu joogaba waa sidan oo kale. Dadka inta ugu yaabka badani waa intii la yidhi fartiinaad eedi doontaan.

Ilaahey isbedel khyr qaba sanadka cusub dalka iyo dadkaba haku gaadhsiiyo.

Hon-Envoy Abdirizak Diinaari


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>