Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Taacsi ku socota qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Abwaan Hure

$
0
0

Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeennada shabakada qarannews. Waxa aanubtacsi u diraynaa qoyskii qaraabadii iyo ummadda ku hadasha Afka Sommaliga ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Abwaan Hure Ibrahim Warsame (Walanwal)

Abwaanka oo ku geeriyooday magaalada Burco ee gobolka Togdheer waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo

Aamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>