Laba ka mid ah askartii milatariga ahaa ee xukuumaddu ku dishay buurta Naaso-hablood ayaa lagu aasay xabaalaha Haleeya.
Xukuumadda ayaa aas u samaysay Labadani askari oo deegaan ahaan ka soo jeeday bariga iyo Koonfurta Hargeysa.
Aaskani ayaa waxa ka soo qayb galay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan ciidanka qaranka.
Waxa sidoo kale aaska yimid qoysaskii labada marxuun iyo eheladoodii
























