Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Booliska Hargeisa oo baafinaaya qofkii lahaa

$
0
0

Hargeysa(Qaran news)-Baafin : .


Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland garahaan Saldhiga 26ka Juun (Dalloodha ) ee Magaalada Hargaysa waxa uu raadinayaa qofkii lahaa Mobile (iPhone 14pro max ) oo sawirkaasi shaashada u saaran yahay .
Waxaanna Hawlgal ay sameeyeen Ciidanka saldhigaasi kusoo qabteen Eedaysanihii sitay , waxaanu ku jiraa gacanta Ciidanka Booliska.

Haddaba qofka leh waxaa laga rabaa ina uu sheego Calaamaddaha Mobile ka iyo ina uu ka furo Password ka ku xidhan .

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxuu dadka dhaca iyo boobka bulshada caadaystay u sheegayaa inaanay gacmaha Ciidanka ka baxsan doonin , degdegna u horgayn doono sharciga.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>