Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Wasaaradda arimaha gudaha oo Tababar u Furtay Dawladda Hoose

$
0
0

Wasaaradda Daakhiliga oo Tababar u Furtay Dawladda Hoose

Hargeysa(Qarannews)-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Mudane Maxamed Yuusuf Ismaaciil oo uu wehelinayo Agaasimaha Fulinta Machadka Dawladaha Hoose ayaa saaka tabobar Ku Saabsan Qorshaha Kordhinta Dakhliga Cashuuraha Dawladaha Hoose iyo Tayeynta Xirfadaha Shaqaalaha Cashuuraha u furey:

• Agaasimayaasha Waaxyaha Cashuuraha,
• Agaasimeyaasha Waaxyaha Hantidhawr-Ka Gudaha.
• Agaasimeyaasha Waaxyaha Qorsheynta
• iyo Saraakiisha Cashuuraha
ee Degmooyinka Derajada A-da ee JSL.

Tabobarkan oo uu soo qaban-qaabiyey Machadka Dawladaha Hoose (LGI) ayaa socon doona muddo 4 maalmood ah oo lagu baran doono Xirfadaha Kobcinta Dakhliga Cashuuraha Dawladdaha Hoose.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>