Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Lagu soo Dhaweeyay Dalka

$
0
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Lagu soo Dhaweeyay Dalka

Hargeysa(Qaran news)-Waxa Garoonka diyaaraddaha ee Cigaal International Airport ee Hargaysa lagu soo dhaweeyay Taliyaha guud Ciidanka Asluubta Jamhuuriyadda Somaliland Sarreeye Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax) oo Muddooyinkii u dambeeyay dalka dibadiisa hawlo shaqo ugu maqna.

Waxaaana Halkaas Taliyaha kusoo dhaweeyay Taliye xigeenka Ciidanka Asluubta Jsl Sarreeyo Guuto : Xasan Cali Cawad iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Jsl.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>