Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Tibor Nagy oo ugu Baaqay Soomaaliya inay ku Mashquusho Xasilinta Qaskeeda intay ka Qaylinayso Somaliland

$
0
0

Tibor Nagy oo ugu Baaqay Soomaaliya inay ku Mashquusho Xasilinta Qaskeeda intay ka Qaylinayso Somaliland

Hargeysa(Qaran news)-Kaaliyihii hore ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda, isla markaana ahaan jiray Safiirkii Maraykanka u fadhiyay Addis Ababa, Tibor Nagy, ayaa ugu baaqay Soomaaliya inay ka soo dhalaasho qaska ka jira Dalkeeda inta ay ka qaylinayso is fahamka dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.

Diblomaasigan ayaa sheegay in Soomaaliya ay u taallo inay furdaaminta dhibaatadeeda ku foognaato, inta aanay ka werwerin oo aanay dhiillo ka muujin dalalka deriskeeda ah.

Kaaliyihii hore ee Arrimaha dibadda Maraykanku wuxuu sidaas ku sheegay fariin uu ku baahiyay X (Twitter)-ka oo uu ugu jawaabayey Soomaaliya oo maanta qaracankii ay ka qaaday is fahamka Somaliland iyo Itoobiya jahowareer siyaasadeed ku dhacay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles