Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Sweden oo Taageeray Isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

$
0
0

Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Sweden oo Taageeray Isfahamka Somaliland iyo Itoobiya

Hargeysa(Qaran news)-Xubno kamid ah Baarlamaanka Sweden ayaa taageeray Heshiiska Is-fahan ee Somaliland Iyo Itoobiya.

Xildhibaannadu waxa ay warqad u qoreen Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sweden Tobias Billström.

Waxa kaloo ay weydiiyeen inay Sweden qaadato door muhiim ah oo ay aqoonsato Baasaboorka Somaliland.

Waxay sheegeen in Itoobiya noqotay dalkii u horreeyay ee ku dhiirata inay ballan qaaday inay Somaliland u aqoonsato dal madax-bannaan, marka dhawaan is fahamka labada dal ksla saxeexdeen loo beddelo heshiis rasmi ah oo la shaacin doono.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>