Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Wasiirka arimaha gudaha oo la kulmay saraakiisha taliska Booliska

$
0
0

Wasiirka Daakhiliga oo la Kulmay Saraakiisha Taliska Booliska

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa kulan muhiim la qaatay saraakiisha ugu saraysa Taliska Ciidan Booliska Jamhuuriyadda Somaliland.


Kulankan Wasiirku la qaatay Taliyaasha Ciidanka Booliska, Taliye qaybeedyada iyo saraakiisha kale ee Ciidanka Booliska ayaa ku saabsanaa dardargelinta shaqada culus ee ciidanka Boolisku u hayaan bulshada iyo guud ahaan Qarankaba. Wasiirka ayaa faray Masuulinta kala duwan ee Ciidanka Booliska adkaynta amniga guud iyo wada shaqaynta laamaha Amniga.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>