Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in diyaarad helicopter ah oo ay la socdeen 4 ruux oo ajaaniib ah ay u gacangashay kooxda Shabaab

$
0
0

Xubno ka tirsan Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in diyaarad helicopter ah oo ay la socdeen 4 ruux oo ajaaniib ah ay u gacangashay kooxda Shabaab.

Diyaaradda oo lambarka taargadeedu yahay UNSOS RW 667, ayaa waxaa iska lahaa hay’adda UNSOS ee dhanka sahayda ka taageerta ciidanka ATMIS, iyo ciidamada dowladda.

Saraakiisha QM waxay sheegayaan in diyaaradda qeybta dambe uu kaga dhacay madfac kaasoo sababay inay si nabad ah ku degto.

Waxay ku jeeday Wisil oo gobolka Mudug ka tirsan balse waxay ku degtay deegaan kale oo Shabaabku maamulo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28264

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>