Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28258

Booliska Hargeysa oo Qabtay Shixnad Khamri ah oo aad

$
0
0

Booliska Hargeysa oo Qabtay Shixnad Khamri ah oo aad u Badan

Hargeysa(Qaran news)-Ciidamada Booliska JSL ayaa hawlgal ay sameeyeen gacanta kusoo dhigay 187-litir oo khamri ah , waxaana ka hawlgalay Ciidamada Saldhiga degmada Maxamed Mooge iyo Ciidanka la dagaalanka mukhaadaraadka, waxaa sidoo kale Ciidanku ku raad-joogaan eedaysanihii watay kaasi oo la aqoonsaday.

Taliska Ciidanka Booliska JSL wax uu digniin u dirayaa dadka caadaystay ka ganacsiga Maandooriyayaasha Khamriga iyo Xashiishada inay ka waantoobaan,haddii ay joojin waayaan waxaanu ka qaadi doonnaa tallaabo sharciga waafaqsan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28258

Latest Images

Trending Articles