Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Hay’adda Sirdoonka Somaliland oo Qabatay 7 Qof oo Argagixiso ah

$
0
0

Hay’adda Sirdoonka Somaliland oo Qabatay 7 Qof oo Argagixiso ah

Hargeysa(Qaran news)-Hay’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland ee NIA ayaa sheegtay inay qabatay 7 ruux oo ka tirsan Alshabaab.

Sidaasna waxay ku sheegtay qoraal ay baahisay oo u dhignaa sidan:


“Hay’adda NIA oo kaashanaysa Ciidanka Qaranka ayaa qabatay koox ka kooban 7-qof 5 nin iyo 2 dumar oo ka tirsan Ururka Alshabaab

Kooxdan ayaa ka soo safray degaanka Jilib ee koonfurta Soomaaliya, labada dumarka ah ayaa xaasas u ah amiiro Al- Shabaab ah.

Shabakadan ayaa ka kooban 27 qof, waxana lagu raad joogaa 20 kii kale.”


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>