Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28272

Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland oo beeniyay in la iibinayo Xaruntooda

$
0
0

Komishanka Doorashooyinka oo beeniyay in la iibinayo Xaruntooda


Hargeysa(Qaran news)-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL wuxuu uu beeninayaa wararka been-abuurka ah ee lagu faafiyey baraha bulshada ee lagu sheegay in la iibinayo xarunta guud ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka.

Sidaa daraadeed KDQ wuxuu ku wargelinayaa guud ahaan bulshada iyo saxaafadda JSL ba in warkaasi yahay wax-ba-kama-jiraan, waxaanu ku boorinaynaa innay ka fogaadaan falkinta iyo faafinta wararka been-abuurka ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28272

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>