Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28272

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay Shaqaalaha Wakaaladda Biyaha Ceerigaabo

$
0
0

Agaasimaha Biyaha oo la Kulantay Shaqaalaha Wakaaladda Biyaha Ceerigaabo

Hargeysa(Qaran news)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac ayaa kulan la qaadatay masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Wakaalada Biyaha ee Magaalada Ceerigaabo.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay Mashaariicda dhanka biyaha ee ay Wasaaradda Biyuhu ka fulisay degmada ceerigaabo Sida biyo-balaadhinta magaalada Ceerigaabo iyo Sidii loo Siin lahaa bulshada Biyo biyo kufilan oo Nadiifa,

Dhanka kale Agaasimaha Guud ayaa ku bogaadisay Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha ka Hawl gala Wakaalada Biyaha Degmada Ceerigaabo Shaqada ay u Hayaan Bulshada Ku dhaqan magaalada Ceerigaabo.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28272

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>