Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Dawladda Hoose Hargeysa oo lagu soo Kordhiyay Wershad Khashinka Burburinaysa

$
0
0

D/Hoose Hargeysa oo lagu soo Kordhiyay Wershad Khashinka Burburinaysa

Hargeysa(Qaran news)- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa sheegay inay soo kordhiyeen wershadii u horreysay ee nooceeda ah oo loogu talogalay inay khashinka burburiso.

“Waxaanu maanta si rasmiya u daahfurnay wershaddii ugu horeysay ee burburinaysa qashinka cisbitaalada caasimada ka soo hadha si Hargeysa nadaafadeeda kor loogu qaado.”ayuu yidhi Duqa Caasimaddu.

Tallaabadani waxa ay qayb ka tahay isbeddel iyo horumar ay golaha deegaanka caasimaddu sameeyeen labadii sannadood ee la soo dhaafay.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28248

Latest Images

Trending Articles