Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Taiwan iyo Somaliland oo ka wada hadlaaya bad qabka bada Somaliland Wafti Somaliland oo ku sugan Taiwan

$
0
0

Hargeysa(Qaran news)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Iyo Horumarinta Xeebaha Somaliland Mudane Raabi Cabdi Maxamed oo Safar Shaqo ku Jooga Dalka Taiwan ayaa Shir la qaatay Wasiir Ku Xigeenka Xeebaha ee Dalka Taiwan Ms Mei-Hung

Labadda Wasiir Ayaa Kawada Hadlay Horumarinta Xeebaha Labada Dal, Badqabka Badda Iyo Sidoo Kale Amniga Maraakiibta Mara Badda.

Dalka Taiwan ayaa xiligani waxa ku sugan arday badan oo reer Somaliland ah oo wax ka barata.
Waxana kulankani dhex maray Taiwan iyo Somaliland uu dhacayaa xili ay xiisadi ka taagantahay biyaha bada cas iyo gacanka cadmeed waxana lagu rajo weynyahay in dalka Taiwan ay ka qayb qaataan ilaalinta bad qabka biyaha gacanka cadmeed iyo bada cas iyaga is kaashanaaya Somaliland

Ilaa hada wax war ahi kama soo bixin xaga dawladaha Somaliland iyo Taiwan- toona oo khuseeya waftigaasi reer Somaliland ee ku sugan dalka Taiwan oo ah saaxiib weyn oo ay Somaliland leedahay


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>