Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Safiirka Somaliland ee Jabuuti oo Booqday Dabdamiska

$
0

Hargeysa()-Safiirka Somaliland ee dalka Jabuuti Ambassador Cabdifataax Siciid Axmed ayaa booqasho ku tagay taliska guud ee ciidanka Dab-demiska Somaliland ee magaalada Hargeysa.

Waxaana halkaa ku qaabilay oo soo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili.

Safiirka ayaa soo kormeeray qaybaha kala duwan ee taliska sida xafiisyada, isgaadhsiinta iyo geerashka gaadiidka ciidanka Dabdemiska Jsl.

Ugu dambayn Ambassador Cabdifataax ayaa u mahadnaqay ciidanka Dabdemiska shaqada nafhurka ah ee ay umadda u hayaan.

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>