Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Guddoomiye Xirsi Oo Itoobiya kula Kulmay Hoggaanka Ururka Qareennada Somaliland

$
0
0

Guddoomiye Xirsi oo Itoobiya kula Kulmay Hoggaanka Ururka Qareennada Somaliland

Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya kulan kula qaatay xubno ka mid ah hoggaanka ururka Qareennada Somaliland ee SOLLA.

Kulanka ayaa lagaga wada hadlay xaaladda siyaasaddeed ee Somaliland iyo arrimo ku aaddan shuruucda dalka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>