Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Madaxweynaha Oo Hal Qoddob Oo Xeerka Doorashooyinka Ah U Gudbiyay Maxkamadda Sare

$
0
0

Madaxweynaha oo Hal Qoddob oo Xeerka doorashooyinka ah u Gudbiyay Maxkamadda

Hargeysa(Qarannews)- Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu maanta duhurkii caddeeyey inuu aqbalay xeerkii Doorashooyinka ee dhawaan Baarlamaanku u soo gudbiyeen.

Madaxweynuhu wuxuu xaqiijiyay in hal qoddob oo kaliya oo xeerkaas ku jira uu maxkamadda sare ka codsadey inay Dastuurka waafajiyaan

Halkaas qoddob ayaa ah qoddobka 93 farqadiisa 5 aad oo sheegaysa haddii laba urur isku mid noqdaan codadka Doorashada in Baarlamaanku fadhi wada jir ah isku iman doono oo ay u codeyn doonan ururka xisbi noqon doona.

Sidaas madaxweynuhu wuxuu maanta duhurkii u sheegay xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, oo uu qado u sameeyey.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>