Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Madaxweynaha Jabuuti uu Cambaareeyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

$
0
0

Madaxweynaha Jabuuti uu Cambaareeyay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya

Hargeysa(Qaran newsllll)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa cambaareeyay heshiiskii saldhiga millatari ee badda ah ee ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya.

Madaxweyne Geelle oo u warramay Jeune Afrique oo laga leeyahay faransiisiiska, ayaa sharci darro ku sifeeyay heshiiska is faham ee ay wadagaleen Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi 1dii bishii January 2024ka.

Lama garanayo sababta indho la’aanta ah ee Madaxwegnaha Jabuuti uu u csambaareeyay heshiiskan, waxaanu dhawaaqiisu daandaansi ku yahay dawladaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Itoobiya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28268

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>