Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska

$
0
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la Kulmay Jaaliyadda Faransiiska


𝐏𝐚𝐫𝐢𝐬(Qaran news) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee JSL, mudane Dr. Ciise Kayd Maxamuud oo safar shaqo ku joogga wadanka Faransiiska, gaar ahaam magaaladda Caasimadda ah ee Paris ayaa xalay kulan la yeeshay jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan wadankaas.

Kulankaas oo ay soo qaban-qaabisay safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ay ku leedahay wadankaas (Somaliland in France) oo uu hoggaaminayo Amb Abdirahman oo ay weheliyaan madaxa jaalliyadda iyo guud ahaan hawl-wadeenadda safaaradu.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28239

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>