Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Maalintii Labaad ee la baadi goobaayo nin uu dhaam liqay

$
0
0

Maalintii Labaad la Baadi goobaayo Nin uu Liqay Dhaamka Dilla


Hargeysa(Qaran news)- Hawl-gal ballaadhan oo lagu baadi goobaayo maydka marxuum Cabdiramaan Mukhtaar Cali oo uu liqay dhaamka Degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa maalintii labaad ka socda dhaamkaasi.

Waxaana goobta ku sugan qaar kamida ciidanka ilaalada xeebaha, dab-damiska iyo bad quusayaal ku xeeldheer arrimaha dabaasha.

Waxa sidoo kale madasha ku sugan masuuliyiin ka tirsan dawlada oo ilaa xalay dadaal ku bixinaaya sidii loosoo saari lahaa maydka marxuumka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>