Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28258

Ogaysiis: Moyarka magaalda Burco oo la kulmaaya Jaaliyada reer Somaliland ee UK

$
0
0


Ogaysiis waxaan dadka reer Somaliland ee degagan UK-la ogaysiinayaa in Maayirka Magaalada Burco oo xiligani ku sugan magaalada London uu la kulmi doono jaaliyada Somaliland ee London iyo nawaaxigeeda kulanku wuxuu ka dhacayaa
magaalada London gaar ahaan.

Cinwaanka hoos ku xussan ee Southall 13/04/2024 Sabtida habeenimada Axdu soo gelayso ka soo qaybgal wanaagsan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28258

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>