Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Daawo Xoghayihii Guud ee urur siyaasadeedka Mideeye ayaa si rasmi ah ugu soo Biiray Xisbiga Waddani

$
0
0

Xoghayihii Guud ee urur siyaasadeedka Mideeye ayaa si rasmi ah ugu soo Biiray Xisbiga WADDANI.
Waxa xisbiga ku soo dhaweeyay Musharraxa madaxweyne kuxigeenka ee xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Cali Cabdi oo ay weheliyaan gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI Mudane Cabdirashiid Cabdi Jaamac, Xoghaye kuxigeenka horumarinta Caafimaadka Mudane Bishaar Mustafe Aadan iyo Gudoomiyaha Gobolka Awdal ee xisbiga WWADDANI Mudane Rooble Muuse Xoosh.

10000000_1316017096455827_5168215193563531587_n

Viewing all articles
Browse latest Browse all 28223

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>