Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Xisbiga Waddani oo booqday deegaano ka mid ah Saaxil iyo Hargeysa

$
0
0

Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani ayaa kulan balaadhan la yeeshay cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda degaannada Berbera, Sh Abdaal, Dacarbudhuq, Jaleelo ilaa Hargeysa.

Waftigani balaadhan ayaa waxa hor kacaayay oo hogaaminaayay gudoomiyaha xisbiga Waddani mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan

Xisbiga Waddani iyo waxgaradka iyo odayaasha ayaa isla gartay in deegaannadaasi qayb ka noqdaan isbedelka xisbigu rabo in uu dalka ka hir geliyo, waxaanay tilmaameen in ay si buuxda xisbiga u taageerayaan..


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28241

Latest Images

Trending Articles