Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Aqoonyahano,siyaasiyiin, odayaal,wax garad ka soo jeeda gobolka Saaxil iyo Maroodi jeex oo taageeray musharax Cirro

$
0
0

Waxaa maanta Hadhimo Sharafeed Hotel Mega Plaza ku yeeshay Aqoonyahan, Odayaal Siyaasiin madaxbanaan oo ay ku jiraan wasiiro hore, Badhasaabyo, Xildhibaano Gole deegaan iyo golaha wakiilada JSL iyo xubno ka tirsan Xisbiga Waddani. Waxaa dhamaantood la isku raacay inay ka midaysan yihiin

1. In la dhiso Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Wadani Dr Abdirahman Cirro

2. In abaalkii raagay ee beelweynta Garxajis inagu lahaayeen la celiyo doorkan

2. Waxaa kale oo goobta lagu magacaabay Guddi Farsamo oo soo naaqishi doona sidii wax loola yeelan lahaa Xisbiga Waddani


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>