Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Xisbiga Waddani oo kulan la qaatay madax Ingriisa

$
0
0

Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kulan la qaatay safiirka dalka Ingiriiska iyo madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka dhawaan dalka ka qabsoomaya iyo xaaladdaha guud ee Somaliland ee dhanka siyaasadda iyo ammaanka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>