Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Madaxweynaha dalka Iran iyo wasiirkii arimaha dibada oo shil diyaardeed galay lana baadi goobaayo

$
0
0

Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay la socdeen Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi iyo Wasiirka Arimaha Dibada ee Iran Hossein Amir-Abdollahian ayaa shil galay sida ay ku warameen warbaahinta dowlada.
Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda helicopter-ka mid ka mid ah saddex qof oo kolonyo la socotay – ay si adag u degtay ka dib markii ay dhibaato kala kulantay ceeryaamo xooggan oo ku taalla waqooyiga dalkaasi.
Wasiirka arrimaha gudaha Ahmad Vahidi ayaa sheegay in samatabbixiyeyaashu ay wali isku dayayaan in ay goobta gaaraan xaaladaha cimilada oo adag awgeed
Raisi ayaa ku wajahnaa magaalada Tabriz ee ku taal waqooyi-galbeed ee Iran, ka dib markii uu ka soo laabtay aagga xadka Iran iyo Azerbaijan, sida ay sheegtay warbaahinta maxalliga ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>