Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Siyaasi Ramaax oo ku biiray xisbiga Waddani iyo siyaasiyiin…..

$
0
0

Siyaasiga weyn ee caanka ah Maxamuud Saleebaan Ramaax oo xilal kala duwan ka soo qabtay xukumadihii Kulmiye isla markaasina badhisaab ka soo noqday badiba goboladda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani ee Somaliland.

Siyaasi Ramaax ayaa ka soo jeeda goboladda sida Togdheer, Saaxil iyo Maroodi jeex.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo kala gadisani waxa wiigaga fooda inagu soo haya xisbiga Waddani ku soo biiri doonta siyaasiyyin iyo aqoonyahano badan oo ka soo kala jeeda dhamaan goboladda dalka oo dhan, sida Gabiilay. Saaxil, Maroodi-jeex, Togdheer iyo Awdal


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28250

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>