Kulan balaadhan, qiimo iyo qurux badan oo caawa magaalada Hargeisa ka dhacay, oo haldoor, dhalinyar iyo aqoonyahan (rag iyo dumar ba leh) ee beesha Adan Madoobe la yeesheen Musharax Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Party Mudane Xirsi Cali Xaji Hassan iyo madaxda Xisbiga Waddani.

































