Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Itoobiya ayaa ka gaabsatay in ay ka hadasho wararka Somaliland ee ku saabsan in xafiiskoodii Hargeysa loo dalcasiiyay Safaarad

$
0
0

Adis Ababa, (Qaran news)- Nebyu Tedla, Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, ayaa Khamiistii wax laga weydiiyay arrintan xafiiskii Itoobiya ee Somaliland loo bedelay Safaarad oo la dalacsiiyay mar uu shir jaraa’id ku qabtay AddisAbeba. Wuxuu yidhi “kama hadli karo,” sida ay soo xigatay warbixinta DW Amxaariga.

Waxaa la xusuustaa in dowladda Federaalka Soomaaliya ay bishii hore amartay in la xidho qunsuliyada Itoobiya ee Hargeysa xaga Somaliland ay diiday amarkii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, Itoobiya kama aysan hadlin arrintaas

Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan sheegtay in Itoobiya ay kor u qaadayso xafiiskeeda qunsuliyadda ee Hargeysa oo ay gaadhsiisay heer safaarad.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Hanuuninta Qaranka Somaliland – Cali Xasan Maxamed- oo ka hadlay isaga oo soo xiganaya Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo la sheegay inuu ka hadlay munaasibadda 33-guurada ka soo wareegtay Xornimada Somaliland


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>