Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Haween ka soo jeeda gobolka Saaxil oo maanta si rasmi ah ugu biiray xisbiga Waddani

$
0
0

Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa qaabilay haween ka soo jeeda gobolka Saaxil oo ka soo digo rogtay xisbiga Kulmiye.



Haweenka ayaa si buuxda u taageeray isbedelka xisbiga WADDANI wado.
Musharraxa oo ay weheliyaan xoghaye kuxigeenka gaadiidka Maxamed Cali, Xoghaye kuxigeenka amniga Sacad Cali Kaahin iyo Marwo Deeqa Cabdi Muxumed oo ka tirsan hoggaanka garabka haweenka ayaa si diirran xisbiga ugu soo dhaweeyay haweenka ku soo biiray.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>