Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Beesha Madigaan oo si buuxda u garab istaagtay Musharax Cabdiraxmaan Cirro

$
0
0

 

Kulan balaadhan oo si fiican loo soo qaban qaabiyay ayaa musharaxa xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro uu ku soo dhaweeyay dhalinyarada, wax garadka iyo aqoonyahanka beesha Madigaan.

Kulankaasi ay beesha Madigaan iyo xisbiga Waddan yeesheen kadib waxa ay beesha Madigaan sheegtay in ay dhisi doonaan Musharraxa xisbiga Waddani oo ay codkooda siin doonaan ay maantana si rasmi ah ugu soo biireen xibiga rajada Somaliland ee Waddani.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>