Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Wasiirka Gaadiidka iyo Saadka Itoobiya ayaa maanta golaha Barlamaanka u sheegay in ay Itoobiya kaga dhabaynayso heshiiskii ay la gashay Somaliland ee bada

$
0
0

Addis Ababa,(Qaran news)-Alemu Sime, Wasiirka Gaadiidka iyo Saadka, ayaa maanta u sheegay mudanayaasha baarlamaanka in heshiiskii is-afgaradka (MoU) ee 01-kii January ee u dhexeeya Itoobiya iyo Somaliland “uu ka dhabayn doono doonista Itoobiya ee ah helitaanka marin-badeedka badda.”

Wasiir Alemu ayaa hadalkaan ka sheegay kalfadhiga 30-aad ee golaha shacabka isagoo soo bandhigay warbixintii waxqabadka sagaalka bilood ee wasaaradda ee sanadka 2023-24.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>