Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Beesha Toljecle oo is garab taagtay musharax Cabdiraxmaan Cirro kadib kulan dhex maray

$
0
0

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, musharraxa madaxweyne kuxigeen Amb Maxamed Cali Aw Cabdi iyo guddoomiyaha Xisbiga mudane Xirsi Cali X Xasan oo weheliyaan xoghayaha Caddaaladda Yoonis Axmed Yoonis iyo Xildhibaan Axmed Timo Jilic ayaa kulan la qaatay aqoonyahanka, haweenka iyo dhalinyarada beesha Toljeclo.

Kulanka ayaa waxgaradka iyo aqoonyahanka deegaankaasi sii xoojiyeen sida ay diyaarka ugu yihiin taageerida murrashaxa Iyo xisbigaba Waddani.

Murrashaxa madaxweyne xisbiga Waddani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo guddoomiyaha xisbiga mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa uga mahadceliyey taageerada xisbiga iyaga oo ku boorriyey in ay si weyn uga Qayb qaataan Doorashooyinka Sanadkan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>