Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Waddani oo soo dhaweeyay xubno ka soo baxay Kulmiye

$
0
0


Musharraxa madaxweyne kuxigeenka xisbiga WADDANI Ambassador Maxamed Cali Aw-Cabdi ayaa kulan la qaatay Naasir Cabdoo Cumar oo ka mid ahaa xubnaha Golaha dhexe ee gobolka Awdal ka soo gala xisbiga kulmiye oo shalay xilkii iyo xubinimadii xisbigaas iska casilay.

Kulanka waxa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI Md Cabdirashiid Cabdi Jaamac iyo gudoomiyaha gobolka Awdal ee xisbiga Md Rooble Muuse Xoosh.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles