Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Gudoomiyaha xisbiga UCID- Faysal Cali Waraabe oo soo dhaweeyay adhiga Cismaan Cumar Dool

$
0
0

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa qoraal uu ku baahiyay baraha bulshada siiba barta X- waxa uu ku sheegay in xadhiga Cismaan Cumar Dool uu

Waxana qoraalkiisu u dhignaa sidan hoos ku qoran.

Xdhiga ina Cumar Dool, waxaan u arkaa in ay tahay badbaadadiisa, ninkaasi shacbiga Somaliland Beel walba wuu aflagaadeeyay si ka baxsan dhaqankeena suuban iyo dhaqankeena islaamka, madaxda xisbiga KULMIYE iyo aniga shakhsi ahaanba si fool-xun ayuu noo aflagaadeeyay, aniga dhawaan ayuu I aflagaadeenayay, markaa haddii aan sharciga lagu kala baxsan oo qofkii sameeya magac-dil aanu sharcigu qaban de suuqa ayaa la isku dilayaa, marka maanta waa badbaadadiisa.

Shacbiga Hargaysa waxaan u sheegaya ina Cumar Dool iyo Taageerayaashiisu ma xidhi-karaan Madaarka Hargeisa


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28262

Latest Images

Trending Articles



Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>