Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Xafladii xalay ee beesha Adan Madoobe ee ku taageertay xisbiga Waddani

$
0
0

Munaasibad balaadhan oo beesha Aadan Maxamed (Aadan Madoobe) si weyn ugu taageertay xisbiga WADDANI ayaa xalay Magalada Burco ka qabsoontay guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo masuuliyiinta xisbiga iyo xildhibaanno ayaa dadweynaha kala qayb galay munaasibadda.

Beesha Aadan Madoobe ayaa Sheegtay in ay Dhisayan Sanadkan Xisbiga isbedel doonka ah ee WADDANI Iyo Musharax Madaxwayne Cabdiraxman Cirro

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>