Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Mudaaharaadyo la filayo in ay ka dhacaan Kenya

$
0
0

Mudaaharaadyo la filayo in ay ka dhacaan Kenya
Mudaaharaadyo kale ayaa la qorsheynayaa in ay ka dhacaan dalka Kenya, kuwaas oo looga soo horjeedo canshuur kordhinta. Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa sheegay in uu diyaar u yahay wadahadal uu la yeesho dibadbaxayaasha.

Dhallinyarada waddooyinka dibadbaxaysa marka lag ayimaado, badan oo Kenyan ah oo dabaqadda dhexe ah ayaa sidoo kale ka walaacsan tallaabooyinka ay dowladdu ku kordhineyso canshuuraha.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>