Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Siyaasi Axmed Muumin Seed iyo xubno kale oo la kulmay Hogaanka Dhaqanka ee Beelaha Habar Cafaan.

$
0
0

Siyaasi Axmed Muumin Seed oo ka mida Masuuliyiinta Xisbiga Waddani oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Xisbiga ee Gobolka Awdal iyo Dagmada Boorama ayaa waxay qado sharaf ku maamuuseen hogaanka Dhaqanka ee Beelaha Habar Cafaan.

Kulankaasi oo daaranaa is xogwaraysi lagaga hadlayay Xaalada siyaasadeed ee somaliland iyo Doorashooyinka.

Nimo Omar Xuseen


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28247

Latest Images

Trending Articles