Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Xukuumadu sicir bararka iyo abaaraha way ku fashilintay xisbiga Kulmiye isna Burco ayuu xaalad abuur ka wadaa

$
0
0

Xukuumada Kulmiye waxa inagaga filan sida aanay dan iyo muraad toona uuga lahayn cidii haraadan iyo cidii gaajoonaysa iyo cidii dhimanaysa iyo suuqyada ganacsiga ee albaabada loo xidhay. Weli ma hayno madaxweynihii la doortay oo afooyinkan ka hadla. Wadanku isagaa intii ore is waday ee iminka markay madaxtooyadi ogaatay in mudo xilood koodi gebaabsi yahay ayay xaalufin dollarkaah bilaabeen. Silaanyo wuxuu bayr ka leeyey in uu xaalad deg deg ah dalka ku soo rogo oo wuxuu ka baqaa inqilaabka. Morgan iyo maxamoud Xashi iyo Amina Weris iyo Zamzam na wax booba mooyaane wax qabta ma yaqaanaan sidaa darteed dowladi wey ku dul dumaysaa. Shicib kuna dhawaan waxay ogaan cida dalka bur-burinaysa oo wey ku qamaami doonaan. Weli lama hayo xukuumada Kulmiye waxay kharibto mooyaane waxay hagaajiso sidaa darteed dalku uuma baahna mar labaad Kulmiye la doorto sabab tuna tahay barnaamijkii hore uun bay sii wadayaan oo mid cusub ma hayaan. Xisbigii Kulmiye isna ciyaalkii Burco ayuu midiyo isugu dhiibay isagoo is le beelaha qaar kood ku kala fogeeya. Somaliland waa loo baqayaa inay dub uugu noqoto dhirtii iyo miyigii.
Abmustafe123@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>