Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Ha la inaga joojiyo dadka Xamar ka imanaaya ee aan la hubin u jeedkooda

$
0
0

DADKAN XAMAR KA IMANAYA EE HUBKA SITA IYO KUWA AAN SIDANBBA HALAYNAGA JOOJIYO.

Dadkan dhallinyarada u badan ee Xamar ka imanayaa maaha dad la garanayo oo meel loo raaco leh waxay leeyihiin halisteeda ee hay’adaha ku shaqa lihi haynaga joojiyaan wixii aan sabab la garanayo u iman waddanka.

Waxa iyana muhiim ah Kuwan sii socda ee Hargaysa ka tegaya in lala socdo safarkoodu wuxuu ku salaysanyay waxaynu ku jirnaa waqti xasaasiya oo loo baahanyay shicibka iyo dawladdu inay dhan uga soo Wada jeestaan dagaalkan xalane innagaga socda ee safarada halista keeni kara.

MAHADSANID.
CABDI BACAW.
GUUL ALLE.
LONDON.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28252

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>