

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Saleeban Ibraahim Maxamuud Ayaa Magaaladda Berbera Ka Daahfuray Diiwangalinta Wasaaradda Hawlaha Guud Ku Diiwangalinayso Hantida Maguurtadda Ee Dhammaan Guryaha Dawladda Ee Dalka.
22-09-2025 Berbera “Xafiiska Saxaafadda Ee Wasaaradda Hawlaha Guud” Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Saleeban Ibraahim Maxamuud Ayaa Magaaladda Berbera Ka Daahfuray Diiwangalinta Wasaaradda Hawlaha Guud Ku Diiwangalinayso Hantida Maguurtadda Ee Dhammaan Guryaha Dawladda Ee Dalka.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guriyeynta Mudane Saleeban Ibraahim Maxamuud Ayaa Sheegay Inay Wadaan Diiwangalinta Hantida Maguurtadda Ee Guryaha Dawladda Ee Dalka, Wuxuu Sheegay Inay Shaqadan Hore Looga Soo Qabtay Qayb-Kamid Ah Magaalooyinka Dalka, Wuxuuna Umahadceliyey Badhasaabka Gobolka Oo Kusoo Dhaweeyey Isaga Iyo Hawlwadeenada Kale Ee Diiwangalinaya Hantida Maguurtadda Magaaladda Berbera.












