Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Sidii madaxweynaha Somaliland loogu soo dhaweeyay Ceerigaabo

$
0
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa maanta si rasmi ah u yimid magaalada Ceerigaabo.

Ujeedada safarka Madaxweynaha ayaa ah sidii loo soo xidhi lahaa Shirka Nabadda oo lagu xoojinayo nabadda, isu-soo dhawaanshaha, walaaltinimada iyo midnimada ummadda Somaliland guud ahaan, gaar ahaanna bulshada wada degta Ceerigaabo iyo Gobolka Sanaag.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28232

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>