Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Ali Warancadde oo tacsi u diraaya qoyskii uu ka baxay Ambassador. Mahamuud Abdilahi Jamac (Sifir)

$
0
0

Waxaan halkan Tacsiuga dirayaa dhamaan Eheladii, Qaraabadii, asxaabtii uu ka baxay Ambassador. Mahamuud Abdilahi Jamac (sifir) iyo guud ahaan shacabka reer Somaliland, waxaanan Ilaahay uga baryayaa in uu ka waraabiyo Janna Firdowsa
Amiin

Ali Mohamed Waran-ade
La-taliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>