Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 28166

Daawo: Sidee Baad Uga Gaashaaman Kartaa Cadowtinnimada Shaydaanka Iyo Waswaasintiisaba?

$
0
0

Daawo: Sidee Baad Uga Gaashaaman Kartaa Cadowtinnimada Shaydaanka Iyo Waswaasintiisaba?

Shaydaanku waa cadowga koobaad ee ilaahay ballan ugu qaaday inuu beni’aadamka xaqa seejinayo oo uu naar ku hubsanayo, inta xadhiga ilaahay qabsata ee dariiqa toosan ku hagaagta ee ka badbaada mooyee.

Sidaa darteed, In qofka muslimka ahi ka gaashaanto dhagarta shaydaanka iyo waswaasintiisaba waa biyo kama dhibcaan. Qodobkan waxa si faahfaahsan uga hadlaya sheekh Maxamuud Maxamed Shibli.

Waana muqaal uu idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU. Ka faa’idaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo. Sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

Daawasho wacan oo ku camal-fal fiican.

 

https://www.youtube.com/watch?v=14iLVD92HnE&feature=youtu.be


Viewing all articles
Browse latest Browse all 28166

Latest Images

Trending Articles

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>