Quantcast
Channel: Qaran News
Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Hambalyo iyoTaageero shirka midnimo one ee beelaha HJ Iyo HY London

$
0
0

Anagoo ah jaaliyada labada beelood ee H/Jeclo iyo H/Yoonis ee Alberta Canada waxaanu hambalyo iyo taageero buuxda la garab taaganahay shirka midnimo1 ee lagu qabtay London UK.13 May 2017waxaanu illaahay ka baryaynaa inuu degaanada beelahani ka soo jeedaan iyo umadda somaliland iyo ta somalida ah iyo jiiraanka beelahanba uu u horseedo nabad iyo horuumar iyo barwaaqowaxaanu ugu bushaaraynaynaa dhamaan beelahan in uu ka dhicidoono midnimo 2

gobolka togdheer midnimo3 ka dhicidoono meeshii kale ee loo garto

insha allaahu
wabillaahi tawfiiq
QODAX


Viewing all articles
Browse latest Browse all 27666

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>